Kheyre oo Gudoomiyay Shir ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta guud ee gobalka Banaadir oo lagu qabtay xarunta maamulka gobalka Banaadir. Shirka oo looga hadlay dar-dar gelinta qorshaha adkaynta amniga iyo sare u qaadidda bilicda caasimadda, ayuu Ra’iisul Wasaaruhu kusoo bandhigay wixii uu magaalada kusoo arkay intii uu ku jiray kormeer … Continue reading Kheyre oo Gudoomiyay Shir ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir (Daawo Sawirada)